Suxufiyiin sawirro ka qaadayay goob la qarxiyey oo lagu laayey qarax labaad (Daawo Sawirro)

Qaraxyo mataano ah oo ka dhacay magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanistan ayaa maanta dilay ugu yaraan 26 qof, oo ay ku jiraan suxufiyiin badan. Ugu yaraan 50 qof oo kale, oo ay ku jiraan shan suxufi, ayaa lagu dhaawacay qaraxyada. Kooxda Daacish ayaa wakaaladdeeda wararka ee Amaq ku sheegtaya mas’uuliyadda weerarka oo ahaa kii … Continue reading Suxufiyiin sawirro ka qaadayay goob la qarxiyey oo lagu laayey qarax labaad (Daawo Sawirro)